
Daahfurka Majaladda (Indhaha-Soomaaliyeed)
Indhaha-Soomaaliyeed –2023- 1.0 Hordhac Waa Majaladdii ugu horeysay ee nooceeda ah, midaa oo lagu soo bandhigi doono gudaha iyo dibedda dalka Soomaaliya. Waxa si wada jir ah usoo qaban-qaabinaya majaladdan xarunta Akhriska-Qoraalka ee Talk with Majid iyo Shirkada Daabacaaddaha casriga BrandSom. 1.1 Nuxurka Majaladda Majaladdan oo noqonaysa mid sanad-le, waxa uu jeedkeedu noqon […]
Daahfurka Majaladda (Indhaha-Soomaaliyeed) Read More »