
Daahfurka Majaladda ee Bisha Maarso 2023
Indhaha-Soomaaliyeed Waxa 17-Maarso-2023 la daah furaya majaladdan oo diirada lagu saarrayo ina lagu soo gudbiyo ciwaano nuxur aad u ballaaran xambaarsan. Waxaana sawirka guud ee majaladda bishan lagu soo qaatay deegaanka iyo xayawaannada sii dabar go\’aya oo u baahan wacyi-gelin. Cilmi-baarisyada kale ee ku jira majaladda, waxa uu akhristaha kaga boggan kara marka ay majaladda […]
Daahfurka Majaladda ee Bisha Maarso 2023 Read More ยป
