March 28, 2023

Hoggaamintu ma Qiyam baa mise waa Xirfad?

Hoggaamintu ma qiyam baa mise waa xirfado? Dr. Tariq Al-Suwaidan, khabiir ku takhusasay hoggaaminta, ayaa na siinaya jawaabta weydiintaasi. Hoggaamintu marka hore waa rumayn iyo aaminid, ka dibna waa mid akhlaaqeed/qiyam oo si caalami ah loo ansixiyay. Markaa hoggaanku waa xirfad iyo takhasus la barto oo la horumariyo si loo gaaro hadaf meel fog ka jira ummada. […]

Hoggaamintu ma Qiyam baa mise waa Xirfad? Read More »