– QEYBTII 1AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA?

HORDHAC Horaantii dhalashadayda iyo xilliyadii aan garaadsaday oo aan gaaray da’da wax garashada iyo kala sooca wanaaga iyo xumaanta, waxa ay maqalkaygu marqaati ka ahaayeen in dalkani (Soomaaliya) uu yahay dal leh kheyraad isugu jira Bad iyo Barri balse marnaba dhaayahayga ma saarin wax caddeyn kara hanashada iyo ka faa’ideysiga kheyraadkaasi. Sannadihii dambe ee aan […]

– QEYBTII 1AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA? Read More ยป