
– QEYBTII 2AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA?
GARASHO LI’I IYO GACMO XIRAN OO IS BIIRSADAY! Kolka loo yimaado in aadanaha uu soo saarto kheyraad dhulleed/baddeed, waxa uu la kowsadaa caqabado isdaba jooga oo u baahan in xalkeeda oo sugan la abuuro si looga sal-gaaro u jeedada oo noqonaysa in la manaafaacsado kheyraadka uu dalkaasi hantida u leeyahay. Dalkeenna marka loo yimaado, caqabadaha […]
– QEYBTII 2AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA? Read More ยป
