
– QEYBTII 3AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA?
WAA CASRIGII KACDOONKA IYO BARAARUGA UMMADEEED! Akhriste, haddii ay indhahaagu soo akhris-mareen labadii qeybood ee hore aan ugu daabacay bartan, waxaad si fudud u garan doonta dulucda aan ka leeyahay qormadan qeybteeda seddexaad ee aad haatan indhaha ku hayso. Waxaan ogsoonahay in dugsiyada, goobaha waxbarasho iyo cilmi duurreedkaba aan kusoo qaadanay in dunidan aan ku […]
– QEYBTII 3AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA? Read More »
