SAFARKA SHIDAAL QODISTA SOOMAALIYA — FURSAD DAHABI AH MISE QATAR DAAHSOON?

HORDHACSoomaaliya, oo leh xeebta ugu dheer qaaradda Afrika waxay muddo dheer u ahayd dal leh awood kheyraad dabiici ah oo aan wali si buuxda looga faa’iideysan. Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay dhawaan heshiis istiraatiiji ah la saxiixatay dowladda Turkiga si loo bilaabo sahaminta iyo qoddista shidaalka badda Soomaaliya. Arrintan waxay si weyn u kicisay xiisaha iyo […]

SAFARKA SHIDAAL QODISTA SOOMAALIYA — FURSAD DAHABI AH MISE QATAR DAAHSOON? Read More »