MAXAA KA QALDAN NIDAAMKEENA WAXBARASHO?
1.0 HORDHAC: TAARIIKHDA IYO XAALADDA NIDAAMKA WAXBARASHO Nidaamka waxbarashada Soomaaliya wuxuu leeyahay taariikh fac weyn oo la xiriirta isbeddelada siyaasaddeed, bulsho iyo dhaqaale ee uu dalku soo maray. Intii...