Articles

MAXAA KA QALDAN NIDAAMKEENA WAXBARASHO?

1.0 HORDHAC: TAARIIKHDA IYO XAALADDA NIDAAMKA WAXBARASHO Nidaamka waxbarashada Soomaaliya wuxuu leeyahay taariikh fac weyn oo la xiriirta isbeddelada siyaasaddeed, bulsho iyo dhaqaale ee uu dalku soo maray. Intii lagu jiray xilligii dowladdii dhexe (1960–1991), gaar ahaan xilligii kacaanka, waxaa jiray nidaam waxbarasho qaran ah oo mideysan oo si toos ah gacanta dowladdu ugu jirtay. […]

MAXAA KA QALDAN NIDAAMKEENA WAXBARASHO? Read More »

SAFARKA SHIDAAL QODISTA SOOMAALIYA — FURSAD DAHABI AH MISE QATAR DAAHSOON?

HORDHACSoomaaliya, oo leh xeebta ugu dheer qaaradda Afrika waxay muddo dheer u ahayd dal leh awood kheyraad dabiici ah oo aan wali si buuxda looga faa’iideysan. Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay dhawaan heshiis istiraatiiji ah la saxiixatay dowladda Turkiga si loo bilaabo sahaminta iyo qoddista shidaalka badda Soomaaliya. Arrintan waxay si weyn u kicisay xiisaha iyo

SAFARKA SHIDAAL QODISTA SOOMAALIYA — FURSAD DAHABI AH MISE QATAR DAAHSOON? Read More »

Awoodda Iibka ee Ganacsiga (Sales in Business)

1.0 Awoodda Iibka ee Ganacsiga Iibku waa laf-dhabarta ganacsiga, waana habka ganacsatadu ugu beddelaan alaab ama adeeg ay bixiyaan lacag. Iyadoo iibku yahay waxa ugu muhiimsan ee ganacsi u suurtagelinaya inuu sii jiro, waxaa sidoo kale uu xudun u yahay kobaca iyo ballaarinta ganacsiga nooc walba uu yahay. Si loo fahmo muhiimadda iibka, waxaa muhiim

Awoodda Iibka ee Ganacsiga (Sales in Business) Read More »

Istiraatijiyadaha Iibka ee Ganacsiyada Yar-yar

Ganacsiyada yar-yar waa tiirarka dhaqaale ee bulshada qeybteeda ugu badan. Waxay inta badan ku shaqeeyaan miisaaniyad yar iyo ilo dhaqaale oo aad u kooban. Sidaas daraadeed waxay ku qasban yihiin inay adeegsadaan istiraatijiyado iib oo hal abuur leh si ay u sii noolaadaan una kobciyaan ganacsigooda. Qormadan, waxaan ku faahfaahin doonaa habab wax ku-ool ah

Istiraatijiyadaha Iibka ee Ganacsiyada Yar-yar Read More »

Istiraatijiyadaha Iibka ee Ganacsiyada Waaweyn

Ganacsiyada waaweyn waxay u baahan yihiin istiraatijiyado iib oo heer sare ah si ay sare ugu qaaddan iibkood, tartan adag ugu galaan suuqyada, una sii wadaan korriinka iyo faa’iidada joogtada ah. Istiraatijiyadaha iib ee ganacsiyadan waa kuwo ballaaran oo ku saleysan xogta suuqa, hal-abuurka farsamooyin heer sare ah iyo macaamiil qancinta oo laga dhigo heerka

Istiraatijiyadaha Iibka ee Ganacsiyada Waaweyn Read More »

Farqiga U Dhexeeya U Adeeggida Macaamiilka iyo Qancinta Macaamiilka (Customer Services vs Customer Satisfaction)

U adeeggida macaamiilka iyo qancinta macaamiilka waa laba arrimood oo muhiim ah oo xiriir dhow leh, balse si gooni ah u kala shaqeeya oo aan si toosa iskugu xirneyn. Si loo gaaro natiijooyin waxtar leh, ganacsatadu waa inay fahmaan farqiga u dhexeeya labadaas si ay u wanaajiyaan waayo-aragnimada macaamiishooda oo ay uga kaaftoomaan khaladaadyada joogtada

Farqiga U Dhexeeya U Adeeggida Macaamiilka iyo Qancinta Macaamiilka (Customer Services vs Customer Satisfaction) Read More »

FAHAMKA BAAHIDA MACAAMIILKA

1.0 Muxuu Macaamiilkaagu U Baahan Yahay? Fahamka baahiyaha macaamiisha waa saldhigga guusha ganacsi kasta. Marka shirkad ay si sax ah u fahamto waxa macaamiisheedu u baahan yihiin, waxay awood u yeelanaysaa inay soo saarto badeecooyin iyo adeegyo daboollaya baahiyahaas, waxayna horseedi karta qancinta macaamiisha iyo kordhinta faa’iidada ganacsiga. Maqaalkani wuxuu diiradda saaraya qaababka lagu fahmi

FAHAMKA BAAHIDA MACAAMIILKA Read More »

FAA’IDADA XIRIIRKA, ISGAARSIINTA IYO MACAAMILKA WANAAGSAN AY U LEEDAHAY GANACSIGA

Xiriirka wanaagsan, isgaarsiinta hufan iyo macaamilka joogtada ah waa tiirarka ugu muhiimsan ee ganacsi walba oo guulleystay. Waxay saameyn togan ku yeeshaan kobaca, wax soo saarka iyo tartanka suuqa ee ganacsiga. Qeybahan hoose, waxaa ku xusan faa’idada uu ganacsigu u leeyahay xiriirka, isgaarsiinta iyo macaamilka wanaagsan: 1. Kor u Qaadista Sumcadda Ganacsiga: Xiriirka iyo isgaarsiinta

FAA’IDADA XIRIIRKA, ISGAARSIINTA IYO MACAAMILKA WANAAGSAN AY U LEEDAHAY GANACSIGA Read More »

TAARIIKHDA IYO HALGANKII SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN – AUN

Aasaarta iyo taariikhaha ummada Soomaaliyeed marka laga warramayo, gaar ahaan taariikhaha ku dhisan halganka iyo gobanimadoonka waayihii guumeystuhu uu calankiisa ka dul babanaayey geyiga Soomaaliyeed iyo Afrikadaba. Waxaa isla markiiba xasuustaada kusoo dhaceysa halgamaagi weynaa ee Soomaalida iyo caalamkaba uga tagay taariikh dheer oo ku suntana gummeysi diidka iyo gobanimo doonka ee uu ugu dambeyn

TAARIIKHDA IYO HALGANKII SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN – AUN Read More »

JABKII TATAARKII AWOODDA BADNA MAXAA LAGA BARAN KARAA?

AWOODDII TATAARKA IYO JABKII UU GEYSTAY DHANKA MUSLIMIINTA Waxaa taariikhda ku xusan oo si faah-faahsan loogu warramay Tataarkii awoodda badna ee soo maray dunnida iyo xukunkoodi qalafsana ee ay adkaatay in la jabiyo, Waxaa taariikhda si gaara ugu xusan ficiladii gurracan ay la yimaadeen gaar ahaan dhanka fasahaadka, dilalka, baa’bi’inta assaarta ummada muslimiinta iyo la

JABKII TATAARKII AWOODDA BADNA MAXAA LAGA BARAN KARAA? Read More »