Articles

Learn about five innovations that can create JOB OPPORTUNITIES

Creativity is anything that comes to a person as a skill or knowledge. Some creativity is innate and gifted, but most creativity can be learned depending on how determined the individual is to learn something that interests him/her. There are hundreds of creative small businesses and career opportunities that a creative person can manage in […]

Learn about five innovations that can create JOB OPPORTUNITIES Read More »

– QEYBTII 3AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA?

WAA CASRIGII KACDOONKA IYO BARAARUGA UMMADEEED! Akhriste, haddii ay indhahaagu soo akhris-mareen labadii qeybood ee hore aan ugu daabacay bartan, waxaad si fudud u garan doonta dulucda aan ka leeyahay qormadan qeybteeda seddexaad ee aad haatan indhaha ku hayso. Waxaan ogsoonahay in dugsiyada, goobaha waxbarasho iyo cilmi duurreedkaba aan kusoo qaadanay in dunidan aan ku

– QEYBTII 3AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA? Read More »

WAX KA BARRO SHAN HAL-ABUUR OO LAGU ABUURI KARO FURSADO SHAQO

Hal-abuur waxa loo yaqaan, wax walba oo xirfad ama aqoon ahaan ugu timaada qofka. Hal-abuurrada qaar waa kuwa lagu dhasho oo qofku uu hibbo ahaan u haysto, balse inta ugu badan hal-abuur walba waa mid la baran karo oo ku xiran sida qofka baranaya uu ugu dhuun daloolo barashada hal-abuur isaga/iyada xiiso u hayo aaminsana

WAX KA BARRO SHAN HAL-ABUUR OO LAGU ABUURI KARO FURSADO SHAQO Read More »

– PART 1 – ARE OUR NATION RESOURCE’S ILLUSION?

INTRODUCTION Before I was born and after I become wise enough to know the difference between good and bad manners, my hearing testified that this country (Somalia) is a country that has natural resources in the sea and in underground, but I have never seen any proven for acquiring and exploiting these resources. Later years

– PART 1 – ARE OUR NATION RESOURCE’S ILLUSION? Read More »

– QEYBTII 2AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA?

GARASHO LI’I IYO GACMO XIRAN OO IS BIIRSADAY! Kolka loo yimaado in aadanaha uu soo saarto kheyraad dhulleed/baddeed, waxa uu la kowsadaa caqabado isdaba jooga oo u baahan in xalkeeda oo sugan la abuuro si looga sal-gaaro u jeedada oo noqonaysa in la manaafaacsado kheyraadka uu dalkaasi hantida u leeyahay. Dalkeenna marka loo yimaado, caqabadaha

– QEYBTII 2AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA? Read More »

– QEYBTII 1AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA?

HORDHAC Horaantii dhalashadayda iyo xilliyadii aan garaadsaday oo aan gaaray da’da wax garashada iyo kala sooca wanaaga iyo xumaanta, waxa ay maqalkaygu marqaati ka ahaayeen in dalkani (Soomaaliya) uu yahay dal leh kheyraad isugu jira Bad iyo Barri balse marnaba dhaayahayga ma saarin wax caddeyn kara hanashada iyo ka faa’ideysiga kheyraadkaasi. Sannadihii dambe ee aan

– QEYBTII 1AAD – KHEYRAADKA DALKEENNA MA DHALLANTEEDBAA? Read More »

AFTER 11 YEARS, WILL THE AMENDING OF SOMALI CONSTITUTION BEACCOMPLISHED?

The review of Somalia’s constitution has been ongoing for more than 11years. Since 2012 The crucial tasks facing the Somali Government was toensure nation’s stability and the completion of the Constitution whichis the second most important factor in Somalia. The successive administrations have been emphasizing on the speedyimplementation to amend the Constitution’s pending provisions. Somalia’sconstitution,

AFTER 11 YEARS, WILL THE AMENDING OF SOMALI CONSTITUTION BEACCOMPLISHED? Read More »

11 SANNO KA DIB MA HIRGELI DOONA WAX KA BEDDELKA DASTUURKA DALKA?

HORDHAC Dib u eegista dastuurka Soomaaliya, waxa ay soo socotay muddo ka badan 11sannadood. Shaqooyinka hor tabinta u leh dowladda Soomaaliya waxa ugu waaweynsugida amniga dalka iyo dhammeystirka Dastuurka oo ah qoddobka labaad eeahmiyada ugu ballaaran leh. Waxayna maamuladii kala dambeeyey ay diirrada saarayeen in si deg-deg loohirgeliyo dhammeystirka Dastuurka Soomaaliya oo loo wada dhan

11 SANNO KA DIB MA HIRGELI DOONA WAX KA BEDDELKA DASTUURKA DALKA? Read More »