Magazine

Majallada Indhaha-Soomaaliyeed (Vol.1 No.2)

Majallada Indhaha-Soomaaliyeed (Vol.1 No.2)  Bisha April, waxa Majallada diirrada lagu saaraya in lagu soo bandhigo ganacsiga Soomaalida iyo caqabadaha haysta. Waxa sidoo kale Majallada lagu soo bandhigaya wax soo-saarka dalka iyo baahiyaha loo qabo warshaddeynta. Dhanka lacagaha, waxa xogta bishan ee ku jira Majallada lagu iftiimiyey culeyska haysta lacagta Shillin Soomaaliga iyo doorka lacagta Doolar-ka […]

Majallada Indhaha-Soomaaliyeed (Vol.1 No.2) Read More »

Akhriso Majallada (Indhaha-Soomaaliyeed)

Ka Faa\’ideyso Akhriska Majallada (Indhaha-Soomaaliyeed)  Ka faa\’ideyso akhriska Majallada Indhaha-Soomaaliyeed Si aad u akhrisato Majalladan fadlan riix Lifaaqan hoose oo si fudud ugu akhriso mobilkaaga gacanta, kala soo dag Link-igan:- https://talkwithmajid.com/indhahasoomaaliyeed2023maarso.pdf Haddii kale adeegso Code-ka ku sawiran qeybtan hoose oo ka faa\’ideyso xogta ay xambaarsan tahay Majalladan. La sii wadaag asxaabta kugu xiran. https://talkwithmajid.com/indhahasoomaaliyeed2023maarso.pdf  

Akhriso Majallada (Indhaha-Soomaaliyeed) Read More »

Daahfurka Majaladda ee Bisha Maarso 2023

Indhaha-Soomaaliyeed Waxa 17-Maarso-2023 la daah furaya majaladdan oo diirada lagu saarrayo ina lagu soo gudbiyo ciwaano nuxur aad u ballaaran xambaarsan. Waxaana sawirka guud ee majaladda bishan lagu soo qaatay deegaanka iyo xayawaannada sii dabar go\’aya oo u baahan wacyi-gelin. Cilmi-baarisyada kale ee ku jira majaladda, waxa uu akhristaha kaga boggan kara marka ay majaladda

Daahfurka Majaladda ee Bisha Maarso 2023 Read More »

Daahfurka Majaladda (Indhaha-Soomaaliyeed)

Indhaha-Soomaaliyeed        –2023- 1.0 Hordhac Waa Majaladdii ugu horeysay ee nooceeda ah, midaa oo lagu soo bandhigi doono gudaha iyo dibedda dalka Soomaaliya. Waxa si wada jir ah usoo qaban-qaabinaya majaladdan xarunta Akhriska-Qoraalka ee Talk with Majid iyo Shirkada Daabacaaddaha casriga BrandSom. 1.1 Nuxurka Majaladda  Majaladdan oo noqonaysa mid sanad-le, waxa uu jeedkeedu noqon

Daahfurka Majaladda (Indhaha-Soomaaliyeed) Read More »