
MAXAA KA QALDAN NIDAAMKEENA WAXBARASHO?
1.0 HORDHAC: TAARIIKHDA IYO XAALADDA NIDAAMKA WAXBARASHO Nidaamka waxbarashada Soomaaliya wuxuu leeyahay taariikh fac weyn oo la xiriirta isbeddelada siyaasaddeed, bulsho iyo dhaqaale ee uu dalku soo maray. Intii lagu jiray xilligii dowladdii dhexe (1960–1991), gaar ahaan xilligii kacaanka, waxaa jiray nidaam waxbarasho qaran ah oo mideysan oo si toos ah gacanta dowladdu ugu jirtay. […]
MAXAA KA QALDAN NIDAAMKEENA WAXBARASHO? Read More »